Filtrar por gênero

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

3519 - Wararka SBS Somali, 17 May.
0:00 / 0:00
1x
  • 3519 - Wararka SBS Somali, 17 May.

    Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida ciidamada Qaramada Midoobay ee ka hawlgala Ciraaq.

    Fri, 17 May 2024 - 09min
  • 3518 - Golaha Amaan ee QM oo ka dooday soo afjarida Ergada QM ee Ciraaq.

    Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida Ergada Qaramada Midoobay ee Ciraaq ka hawl gasha.

    Fri, 17 May 2024 - 05min
  • 3517 - Understanding Australian child restraint laws and its best practice.

    Understandin Australian child restraint laws and its best practice.

    Thu, 16 May 2024 - 11min
  • 3516 - Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta

    Muhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.

    Wed, 15 May 2024 - 16min
  • 3515 - DR M Abbaas oo miisaaniyada Australia 2024-2025 ka faaloonaya.

    Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS uga waramay miisaaniyada Australia 2024-2025.

    Wed, 15 May 2024 - 14min
Mostrar mais episódios