Nach Genre filtern
- 51 - Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting BackMon, 14 Aug 2023
- 50 - Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma BondingSat, 08 Jul 2023
- 49 - Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory OverloadMon, 26 Jun 2023
- 48 - Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional RegulationTue, 06 Jun 2023
- 47 - Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|Thu, 25 May 2023
- 46 - Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior ComplexThu, 04 May 2023
- 45 - Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional LeakageTue, 28 Feb 2023
- 44 - Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageMon, 20 Feb 2023 - 43 - Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.
Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageWed, 15 Feb 2023 - 42 - Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.
Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageMon, 23 Jan 2023 - 41 - Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgivenessFri, 06 Jan 2023
- 40 - Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional BleedingTue, 27 Dec 2022
- 39 - Ep:38; Cabsida Geerida |ThanatophobiaThu, 22 Dec 2022
- 38 - Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With UncertaintyFri, 09 Dec 2022
- 37 - Ep:36; Fikradaha Taban |Intrusive ThoughtsSat, 12 Nov 2022
- 36 - Ep:35; Ka kabashada Dhibta Waalidka Is-xambaarsanaha Ah | Healing from Parental Narcissistic AbuseFri, 04 Nov 2022
- 35 - Ep:34; Ka kabashada Dhibta Is-xambaarsanaha | Healing from Narcissistic AbuseSat, 29 Oct 2022
- 34 - Ep:33; Is-xambaarsanaanta Iyo Waalidnimada | ;Parental NarcissismSat, 22 Oct 2022
- 33 - Ep:32; Xeeladaha Is-xambaarsanaha |Narcissistic TacticsFri, 14 Oct 2022
- 32 - Ep:31; Narcissism In relationships |Is-xambaarsanaanta Iyo Xidhiidhada |Fri, 14 Oct 2022
- 31 - Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism
Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda.
Dhagaysi wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 23 Sep 2022 - 30 - Ep:29; Dareen-Habaabin |Emotional ManipulationSat, 27 Aug 2022
- 29 - Ep:28; Xuduudaha Goobta Shaqada |Setting Boundaries At WorkFri, 19 Aug 2022
- 28 - Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional BoundariesSat, 06 Aug 2022
- 27 - Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting BoundariesFri, 29 Jul 2022
- 26 - Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|PerfectionismFri, 22 Jul 2022
- 25 - Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|PerfectionismFri, 15 Jul 2022
- 24 - Ep:23; Bahdilaad|BullyingFri, 01 Jul 2022
- 23 - Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of ShameFri, 24 Jun 2022
- 22 - Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety
Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto. Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 17 Jun 2022 - 21 - Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death
Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageSun, 12 Jun 2022 - 20 - Ep:19; Urugo|GriefFri, 03 Jun 2022
- 19 - Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful BreathingSat, 21 May 2022
- 18 - Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)Fri, 13 May 2022
- 17 - Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum DepressionSat, 16 Apr 2022
- 16 - Ep:15; Kalsoonida Nafta|Self-ConfidenceFri, 08 Apr 2022
- 15 - Ep:14; Awoodda Siidaynta|The Power of Letting Go.Fri, 01 Apr 2022
- 14 - Ep:13; Dhaawac-Waalid|Parental WoundFri, 25 Mar 2022
- 13 - Ep:12; Naf-la Hadal |Self-TalkMon, 21 Mar 2022
- 12 - Ep:11; Sidkanaanta |Attachment
Psychologist kii waynaa ee reer Ingiriis John Bowlby wuxuu Sidkanaanta ku qeexay; isku xidhnaanshiyaha laxaweed ee raaga isla markaan ka dhaxeeya bani’aadamka. Xilqaddan waxaynu ku lafo guraynaa sida noocyadii kala duwanaa ee la inoo soo koriyay waynaanteenna inoo saamayn karaan.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 11 Mar 2022 - 11 - Ep:10; Tiirsanaanta-Taban |Codependency
Tiirsanaanta-Taban(Co-dependency) waxay dhacdaa marka qofku dulin-laxaweed (Emotional-Parasite) ku yahay dadyowga xidhiidhku kala dhaxeeyo.
Xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa meesha ay kasoo unkanto tiirsanaanta-tabani, calaamadaha lagu garto iyo sida looga bixi karo.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 04 Mar 2022 - 10 - Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough
Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 25 Feb 2022 - 9 - Ep:8; Hungow|Disappointment
Hungowgu waa dareen xeeldheer oo qofka hadheeya hammina ku beera kadib markii sawir ama filasho uu si dhow qalbigiisa ugu hayey ay beenowdo ama midho dhali wayday, xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa sidii aynu ula dhaqmi karno dareenkaas.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 18 Feb 2022 - 8 - Ep:7; Maanka-Dhibanaha|Victim Mentality
Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaado. Waxaynu xilqaddan isku waydiinaynaa calaamadaha lagu garto lahaanshiyaha maanka-dhibane iyo sida looga bixi karo.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFri, 11 Feb 2022 - 7 - Ep:6; Naf-hagrasho |Self-sabotage
Naf-hagrashadu waa haysashada caqiidooyin ama aaminaado taban(negative) ah oo qofku ka haysto naftiisa , sida inuu aaminsanyahay in aanuu wanaag badan, lacag badan, degenaanshiyo badan qurux badan guulo adduun iyo kuwo aakhiro oo badan midna u qalmin. Waa laga yaabaa inaad iswaydiiso side ayay suurtagal u tahay? Ma qof wanaag neceb ayaa jira ? side qofku isula hadhi karaa?
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageThu, 10 Feb 2022 - 6 - Ep:5; Aafada Is-canaanashada |Self-blame
Maxay ayaa maskaxdaada kusoo dhacaa markaad maqasho erayga 'Is-canaanasho'?
Ma ogtahay in dareenka gudeed ee Is-canaanashadu uu burburin karo kalsoonidaada,waxyeeli karo kasmadaada kaa reebi karo inaad kaalin gasho oo ku dhiirato noqoshada qofka aad rabto inaad noqoto.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageThu, 10 Feb 2022 - 5 - Ep:4;Awoodda la jaanqaadka|AdaptabilityMon, 31 Jan 2022
- 4 - Ep:3;Aq-balaad|Acceptance
‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’ waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’ ama ‘resistance’ , aqbalaadduwaa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo jirridooda oo aanad kala hortagin iska caabbin iyo dafiraad midna.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageSat, 15 Jan 2022 - 3 - Ep:2; Ahaanshiyo|Being PresentSat, 15 Jan 2022
- 2 - Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness
Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baahiyihiisu inta ay sii ridanyihiin iyo salka ay ku fadhiyaan inta uu le'gyahay.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageSat, 15 Jan 2022 - 1 - Hordhac;TrailerSat, 15 Jan 2022
Podcasts ähnlich wie Kabasho
- Global News Podcast BBC World Service
- El Partidazo de COPE COPE
- Herrera en COPE COPE
- The Dan Bongino Show Cumulus Podcast Network | Dan Bongino
- Es la Mañana de Federico esRadio
- La Noche de Dieter esRadio
- Hondelatte Raconte - Christophe Hondelatte Europe 1
- Dateline NBC NBC News
- 財經一路發 News98
- La rosa de los vientos OndaCero
- Más de uno OndaCero
- La Zanzara Radio 24
- L'Heure Du Crime RTL
- El Larguero SER Podcast
- Nadie Sabe Nada SER Podcast
- SER Historia SER Podcast
- Todo Concostrina SER Podcast
- 安住紳一郎の日曜天国 TBS RADIO
- TED Talks Daily TED
- アンガールズのジャンピン[オールナイトニッポンPODCAST] ニッポン放送
- 辛坊治郎 ズーム そこまで言うか! ニッポン放送
- 飯田浩司のOK! Cozy up! Podcast ニッポン放送
- 吳淡如人生實用商學院 吳淡如
- 武田鉄矢・今朝の三枚おろし 文化放送PodcastQR