Podcasts by Category

Somalia True Crimes

Somalia True Crimes

Somali True Crime

Here you will hear a Crime events in somalia my name is Warsameh please subscribe our podcaste to find out about crimes in somalia

4 - Ree Jabuuti oo si ficltan leh uga waramaya Arooskii Joon
0:00 / 0:00
1x
  • 4 - Ree Jabuuti oo si ficltan leh uga waramaya Arooskii Joon

    Ree Jabuuti oo si ficltan leh uga waramaya Arooskii

    Tue, 13 Dec 2022 - 07min
  • 3 - Saqiirtii Qoys iyo Cadaaladba Weyday

    Waxaa la helay meydka Gabar yar oo da'deeda lagu qiyaasay 5 ilaa 6 jir. gabadha jirkeeda ayaa waxaa laga dheehan karaa in loo geytay jirdil xoogan iyo kufsi lagula kacay saqiirta masar u xirnaa gabarta ayeey ku ceejiyeen ilaa ay ka dhimato

    Wed, 19 Jan 2022 - 02min
  • 2 - DOQONEY DEBKAA BA' Heestaan waxaa qaaday fanaanka weyn xasan Aadan samatar

    Heestaan waxey ka hadleysaa dib u dhaca ku dhacay dadkeena iyo dalkeena. Sidoo kale wuxuu arkay ineysan jirin qof wax u quurta qof kale oo walaalkeed ah Doqonimada halkaas ayeey kasoo jeedaa

    Mon, 10 Jan 2022 - 00min
  • 1 - Ninkii la seexde ahaa waa la qabtay oo sharcigaa la horgeeyay

    Waa sheeko dhab ah oo ka dhacday xaafad ka mid ah xaafadaha Muqdisho waxeyna aheyd arin ka yaabisay dadka oo dhan walaal share garee sheekada si ay dad badan u dhageystaan mahadsanid

    Thu, 23 Dec 2021 - 04min