Filtra per genere

Mar walba fikrad cusub

Mar walba fikrad cusub

Omar Mohamed

waxaan mar walba barnaamijka ku soo qaadan doonaa mawduucyo xiiso leh ahna mid cusub waaqici ah. Anigoo fekradaha dhalinyarada ku dhageysan doono, sidoo kalene fursad u siin doono in su’aalaha ka guuxayo maskaxdooda ay i weydiiyaan. Waxaana sidoo kalene asxaabteyda la wadaagi doonaa khibaradayda shakhsiyeed.

3 - Anshax xumo & kufsi | Mar walba fikrad cusub | Omar Mohammed
0:00 / 0:00
1x
  • 3 - Anshax xumo & kufsi | Mar walba fikrad cusub | Omar Mohammed

    Anshax xumo & kufsi | Mar walba fikrad cusub | Omar Mohammed

    Thu, 20 Oct 2022 - 18min
  • 2 - Safarka & Dalxiiska

    Talooyin ku saabsan safarka iyo dalxiiska Barnaamijka Mar walba fikrad cusub @ Omar Mohammed

    Fri, 14 Oct 2022 - 17min
  • 1 - Isticmaalka Social media-yaha

    Su'aal ay dad badan is weydiiyaan oo ah sideen ugu faaideysan karaa waqtigeyga social mediayaha ayuu barnaamijka fikradaha omar ku jawaabi doonaa xalqadan.

    Thu, 06 Oct 2022 - 17min