Filtra per genere
- 11 - Sidee bu isticmaalka baraha bulshadu u naafeeya maskaxdeena?
Xalqadan waxan kaga hadlayaa sida uu u shaqeeyo alghorithm ka baraha bulshadu iyo sida uu maskaxdeena u naafeeyo
Thu, 28 Sep 2023 - 08min - 10 - cybersecurity iyo baramijka khibrad wadaag
baramijka khibrad wadaag maanta waxa marti inoogu ah abdiwahab ahmed omer oo ah cybersecurity iyo Bug bounty hunter waxaynuna ka waraysanaynaa khibradiisa ku sabsan cybersecurity iyo si guudba technologyga
Sun, 09 Apr 2023 - 18min - 9 - midke mudan in la barto computer sceince ,software engnering iyo IT
Midkeen doorta saddexdan field ee computer sceince software engering iyo IT waa su,aal igu so lalabatey oo badana iso waydiiyan ardayda jamacadaha bilaabaya xalqadan waxan kaga jawabaaya dhawr su,aalood oo kamid yihiin sida ay ukala sareeyan ama ukala fiican yihiin? faculty walba waxa lagu barto iyo qofka barta waxyaabaha uu awoodo in uu qabto? meelaha uu ka shaqaynayo iyo saddexdan faculty kan leh mustaqbalka u wanagsan?
Tue, 04 Apr 2023 - 02min - 8 - maalinkii murugada
waa qiso dhaba oo ka dhaxaysa macalin ahmed iyo ardaygiisa taas oo ka so bilaabatey kismayo kuna dhamatey minnisota , xuquqda sheekada = somali faces , waa codka daaha podcast
Tue, 24 May 2022 - 02min - 7 - So laabasho trailer
Codka daaha oo AAN wadnay ilaa 2019 ayaan mar labaad dib u bilowney mudo kadib so noqod wanagsan asxaabti nagu xidhnayd 🤍
Wed, 18 May 2022 - 00min - 6 - Cloud storage
Cloud storage waa have aad Ku kaydsan kartid macluumadkaga adiga oo adeegsanaya server aay Ku siiyan shirkadaha bixiya adeegyada cloud storage Ka sida Google ,Microsoft , Amazon ..etc.
Tue, 14 Dec 2021 - 03min - 5 - Maxay muhiim u tahay in dhalinyar walba barto cilmiga technologyada ?Sun, 24 Oct 2021 - 01min
- 4 - Aftahannimada
" nin AAN hadlin hooyadii hadhuudh ma tidhahdo hoo". Aftahannimadu waa furaha lagu galo quluubta dadwaynaha season 1 episode 6
Wed, 26 May 2021 - 02min - 3 - Digrigii xubigaSat, 27 Feb 2021 - 19min
- 2 - Amusnan amakag leh
Xalqadan waxan idinkula wadagi doona amusnan amakag leh qisada bilowga nolasha dhoodan kuso dhawada podcastiga codka daaha
Sat, 20 Feb 2021 - 03min - 1 - Abwaan gaariye iyo mansadi fad_galbeed iyo qisadeedaWed, 13 Jan 2021 - 01min
Podcast simili a <nome>
- Conversations ABC listen
- Global News Podcast BBC World Service
- El Partidazo de COPE COPE
- Herrera en COPE COPE
- The Dan Bongino Show Cumulus Podcast Network | Dan Bongino
- Es la Mañana de Federico esRadio
- La Noche de Dieter esRadio
- Hondelatte Raconte - Christophe Hondelatte Europe 1
- Dateline NBC NBC News
- 財經一路發 News98
- La rosa de los vientos OndaCero
- Más de uno OndaCero
- La Zanzara Radio 24
- L'Heure Du Crime RTL
- El Larguero SER Podcast
- Nadie Sabe Nada SER Podcast
- SER Historia SER Podcast
- Todo Concostrina SER Podcast
- 安住紳一郎の日曜天国 TBS RADIO
- アンガールズのジャンピン[オールナイトニッポンPODCAST] ニッポン放送
- 辛坊治郎 ズーム そこまで言うか! ニッポン放送
- 飯田浩司のOK! Cozy up! Podcast ニッポン放送
- 吳淡如人生實用商學院 吳淡如
- 武田鉄矢・今朝の三枚おろし 文化放送PodcastQR